Baydhabo(Radio Arlaadi)- Gudoomiyaha kaamamka dhinaca koonfureed ee Magaalada Baydhabo Mustaf Cabdiraxmaan ayaa waxaa uu ka hadley xaaladaha guud ee ay ku nool yihiin shacabka kaamamka dhinaca koonfureed, waxaana uu sheegey in shacabkaani ay yihiin kuwo dhibaato ugu jiraan adeegyada aas aaska u ah bulshada.
Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera