Gudiga ilaalinta Deegaanka Degmada Dhahar Oo Bulshada uga digay Xaalufinta deegaanka.

0
117

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaalufinta dhirta waxay gacan ka geysaneysaa sii xumeynta kuleylka adduunka ,taasi oo si baaxad leh u baabi’isa keymaha, Khasaaraha ay ka dhalata xaalufinta dhirta waa mid aad u weyn xagga baaxadda deegaanka.

Soomaaliya waxaa socda olalaha la dagaalanka xalufinta Dhirta ay dad gaar ah u isticmaalaan inay dhirta ay ka dhigtaan Dhuxul si ay Lacag uga helaan, lakiin jarista dhirta ayaa deegaanka ka dhigaysa Nabaad guur.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here