Gudiga Gurmadka Fatahaada Wabiga Shabeele Oo Sheegay inay Gurmad Kala duwan Gaarsiiyeen Dadkii Uu Saameyay Fatahaadda Afgooye.

0
277

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Gudigaan Gurmadka Fatahaada Wabiga Shabeele Oo Ka Koobnaa Xilibaano, Wasiiro, Maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose oo uu Magaacabay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KGS, Wixii intaa Ku dambeeyay Waxay guda galeen Howlaha Gurmad kala duwan Lagu gaarsiinayay Dadkii uu saameyay Fatahaadii uu Wabiga Shabeele Ka geystay Degmada Afgooye iyo Deegana Kale ee Gobolkaas ka tirsan.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here