Gudiga Gurmadka Deegaanka Milxo Oo Ku Baaqay in la caawiyo dadka deegaankaasi.

0
151

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ayadoo uu isasoo tarayo dadaalada loogu gurmanayo dadka kunool deegaanka milxo ee gobolka Sanaag ayaa waxaa maanta gaarey Deegaankaasi gudiga gurmadka gobolka bari uga xilsaaran gurmadka waxaana ay halkaasi kula kulmeen maamulka degmada laas qorey ee gobolka Sanaag iyo gudiga gurmadka deegaanka milxo.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here