Gudiga Gurmadka Abaaraha KG Oo kulan La qaatay Wafdi ka socday Hey’adda Cuntada Aduunka.

0
109

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaha Guddiga Gurmadka Abaaraha Dowladda Koonfur Galbeed ahna Wasiirka Wasarada Gargaarka iyo Maareynta Masibooyinka Dowlada Koonfur Galbeed Abdinasir Abdi Arush  oo ay Wehelinayaan wasiirada xubnaha ka guddiga gurmadka abaaraha iyo arrimaha bulshada ayaa Xarunta madaxtooyada dowllada koonfur Galbeed kulan kula qaatay Wafdi ka socday Hey’adda Cuntada adauunka ee WFP oo ay hogaaminaysay ku xigeenka madaxa xafiiska soomaliya ahna ku simaha xafiiska.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here