Gudiga Ganacsatada Degmada Xudur oo ku baaqay in Xal rasmi ah loo helo dhibaatada Heysata Ganacsiga Degmadaasi.

0
369

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Bakhaarada iyo dukaamada Ganacsiga Xudur ee xarunta Gobolka Bakool ayaa albaabada loo laabay ka dib markii ay xirmen dhamaan wadooyinka soo gala Degmada taasina waxay reer xudur ay ka dhaxlreen dhibaatooyin nololeed.

Xirow sanweyne xasan gudoomiyaha ganacsatada xudur ayaa waxaa uu sheegay in dhibaatada xudur soo martay ay aheyd kuwa adag oo bulshada saameysay balse hada xudur ay u baahan tahay xal rasmi ah in laga gaaro dhibaatada wadooyinka si bulshada ay uga baxaan nolasha adag.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here