Gudiga Fatahaada KG Oo Deeq kala duwan Lagu wareejiyey

0
89

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Deeqdaan ayaa gaaraysa 7-tan oo ah qaybaha kala duwan ee raashinka, waxaana loogu talagalay in la gaarsiiyo shacabka sameenta ay u gaysatay Dadaadka ee dhawaan ka dhacdey Deegaanada KG gaar ahaan Magaalada Baydhabo kumanaan qoysas ah Xafadahooda ka baraceen.

Deeqda ka timid Hey’adda Maareynta iyo Masiibooyinka KG ee Sodma ayaa waxaa ka gudoomey Gudiga Gurmadka Fatahaadaha KG si loo gaarsiiyo Bulshada dhibaateysan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here