Gudiga Dib u dhiska goobaha ku burburay Fatahaadii Luuq Oo soo bandhigay Waxyaabihii u qabsoomay.

0
63

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddiga dib u dhiska goobihii ay sameyeen roobabkii deerta iyo fatahaadihii El-nino kulan ay qabteen ayaa waxaa ka soo qeyb galay maamulka degmada Luuq iyo sidoo kale qeybaha kala duwan ee bulshada degmada iyadoona guddiga kulanka ay ku soo bandhigay wax yaabihii u qabsoomay.

Kulanka ayaa lagu soo bandhigay dhismaha waddooyinkii burburay, lacagihii usoo xarootay mudadii ay wadeen shaqada iyagoona dowlad goboleedka Jubaland iyo faderaalka ugu baaqay in kaalintooda ay ka qataan, waxayna sidoo kale u mahadceliyeen isku tashiga ay sameysteen bulshada ku nool degmada Luuq.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here