Gudiga Dhulalka KG Oo ku baaqey in laga guuro Guriyaha danta guud

0
85

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kadib markii ay Kulan yeesheen Gudiga Dhulalka KG ayaa waxa ay uga hadleen Arrimaha Qorsheynta Magaalooyinka KG Soomaaliya dib u habaynta Arimaha dhulalka iyo sidii loo dhisi lahaa Gudiyada xalinta khilaafaadka Arimaha dhulalka.

Shirka oo shir Gudoomiyay Wasiirka Wasaarada Howlaha guud ahna Gudoomiyaha gudiga Qorsheynta Dhulalka dowlada KGS ayay ka soo saareen in go’aano ku saabsan Arimaha dhulka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here