Gudiga dhismaha Masjidka Jaamac ee Demada Xudur oo bulshada ka codsaday in ay ka qeyb qaataan dhismaha masjidka oo meel gebageba ah mareya

0
443

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxaa meel geba geba ah mareya dhismaha masjidka weyn ee Jaamac ee Degmada Xudur ee Xaruunta Gobalka Bakool oo mudo dhismihiisa socda waxaana tan iyo markii la bilaabay ka qeyb qaadanaayay dadka muxsiniinta ah, waxaana saaka la bilaabay derbigii wareega ahaa ee masjidka.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiraxmaan Yusuf Xasan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here