Gudiga dhismaha Masjidka Alsuna Magaalada Hargeysa Oo ku baaqey in laga qeyb qaato dhameystirkiisa

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhismaha Masji Al- Sunna magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu taagan yahay heerkiisa dhaxe ama shubkiisa ugu horeeyay kaasi oo dhismihiisa gacanta ku hayaan culumaa’udiinta magaalada Hargeysa kuwaasi oo mar weliba u taagan yihiin sidii uga qeyb qaadan lahayeen dhismaha masjidkaani.

Dhismaha masjidkaani ayaa waxaa kaalin weyn ku leh dhismihiisa dadka muxsiniinta ah ee ku kala nool dalka iyo dibadiisa kuwaasi oo iska soo aruuriyeen lacagta lagu dhisaayo masjidka iyadoona weli ay harsan tahay lacag kale oo loo baahan yahay in lagu dhamestiro.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here