Gudiga dhismaha Masjidka Al-hidaaya ee Magaalada Kismaayo oo Codsaday in laga qayb qaato dhismaha masjidka.

0
104

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Masjidka Al-Hidaaya oo kuyaalo xaafada New Kismaayo ee duuleedka magaalada Kismaayo oo markiisa horeba ahaa dhismihiisa jiingad ayaa waxaa sameeyn ku yeelatay dhismihiisa dabeeylo xoogan oo ka jiray magaalada Kismaayo

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamnag Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here