Gudiga Barakacayaasha KG Oo Hirgeliyey Guriyo Loogu tala galay dadka Barakacayaasha ah

0
90

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha KGS ayaa waxa u ka warbixiyay Mashaariic ay Dowlada UK iyo Hey’adda Juba ay ka fuliyeen Magaalada Baydhabo, gaar ahaan dhismayaal shan boqol oo guri laga dhisey Duleedka Magaalada, ka dib markii Baydhabo ay soo gaareen Wafdi ka socday Dowlada UK iyo Hay’adda Jubba sidii ay wax uga ogaan lahaayeen waxa ka fuley mashaariicda ay siiyaan Dowlad Goboleedka KG.
.
Gudoomiyaha Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha KGS Abdiqadir Ali Mahamed ayaa xusey in Mashruuc si wanaagsan ku soo dhamaadaey hadana loogu faaideyn doono dadka danyarta ah

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here