Baydhabo(Radio Arlaadi)-Gudoomiyahay Gudiga Qoxootiga Iyo Barakacyaasha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Abduqaadir Ali Maxamed iyo Qaar Ka Mid ah Hay’adaha Ka Shaqeeya Arimaha Gar Gaarka ayaa Waxaa ay Boogasho Ku Tageen Goob Looga Tala Galey in ay Degaan ahaan ay u Degaan sadaan Dadka Barakacyaasha ah oo aan haysanin Dhul ay Degaan Ka Dhigtaan.
Warkan waxaa inoo haya Maryan Macalin Abshir