Gudiga Barakacayaasha iyo Hey’adda UNHCR Oo wada dadaalo Guriyo loogu dhisayo dadka Barakacayaasha Baydhabo.

0
58

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Gudiga Qaxootiga iyo Barakacayaasha Dowlada KG iyo Madaxda Xafiiska Barnaamijyada Horumarinta Mashaariicda Ha’yadda Qaramada Midoobey ee U qaabilsan Arrimaha Qaxootiga er UNHCR ayaa waxey kormeereen qaar ka mid ah xeryaha ay degan yihiin dadka barakacayaasha Magaalada Baydhabo.

Waxayna Indha-indheyn ku sameeyeen kaamamka Barwaaqo iyo Xanaano halkaasi oo ay ku nool yihiin dad badan siyaaba kala duwan uga soo barakacay deeganadooda si loo ogaado xaaladaha ay ku nool yihiin baahiyaadkooda.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here