Gudiga Arimaha Bini’aadanimada Puntland oo deeq raashiin ah gaarsiiyey magaalada Laascaanood

0
110

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudiga Arimaha bini,aadantinimada Puntland ee Maamulka Puntland uu u magacaabey gobolka sool ee qaabilsan gargaarka gobolka Sool ayaa magaalada Garowe ka sagootiyay shan gaari oo sida deeq raashiin ah oo loogu talagalay in la gaarsiiyo shacabka magaalada Laascaanood.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here