Guddoonka Waxbarashada Balcad Oo Ka warbixiyay halka ay Mareyso dhismaha Dugsiga Xanaanada Caruurta

0
136

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhismahan Xarunta Xanaanada Caruurta ee ka socda Degmada Balcad ayaa ka koobnaan doonaan Shan Fasal, Xafiis iyo Barxad, loogu tala galay in ay Carruurta ku Ciyaaraan si ay u helaan Waxbarasho Wanaagsan Caruurta halkaas lagu heyn doono kaasi oo ay baahi u qabaan Bulshada danyarta ah ee ku nool Degmada Balcad.

Guddoomiyaha Waxbarashada Maamulka Degmada Balcad Bashiir Abdullahi Ali ayaa Ka war bixiyay halka ay Mareyso dhismaha Dugsiga Xanaanada caruurta inta ay ka kooban tahay iyo Waqtiga la soo gabagabeyn doono

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here