Guddoomiyaha Maxkamadda sare Ee dalka Oo Muqdisho Ka Furay Hannaanka Maareynta Dacwadaha.

0
116

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadan lagu daahfurayay ballaarinta nidaamka dacwadaha Elektarooniga ah ee Maxkamadaha, oo ahmiyad weyn u leh habsami u socodka iyo dedejinta dacwadaha iyo sidoo kale daah furnaanta iyo hufnaanta shaqada kaa oo furey Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee JFS.

Munaasabad loo sameeyey daahfurka nidaamkan casriga ah ayaa waxa ka soo qeyb galay gudoomiyayaasha Maxkamadaha Racfaanka iyo Gobalka ee Banaadir, Garsooreyaasha, Kaaliyeyaasha iyo Hawlwadeenada kale ee Maxkamadaha, waxaana halkaas lagu soo bandhigay sidoo kale na sharaxaad lagaga bixiyey qaabka uu u shaqeynayo nidaamkani.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here