Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Mustaf Maxamed Cabdiraxmaan oo ah Gudoomiyaha Guud Kaamamka Al-Fataax ayaa ka Hadley xaalada guud Ee Kaamamka Al-Fataax waxaana uu sheegey in Kaamamkaas ay ka jirto xaalado Bani’Aadanimo.
Gudoomiyaha ayaa waxa uu si gaar ah ugu Hadley Kaamka Al-Fataax oo ay Degan yihiin in ka badan 1,000 qoys in kaamamkaas si dhaqsi ah waxa looga qabto.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi