Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay dhismaha waddo Laami ah laga hirgalin doono Deyniile.

0
131

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay dhismaha wadda Laami ah oo laga hirgalin doono Waddada Ciise Cabdi ee degmada Deyniile oo ka bilaabato Isgoyska Ifka Xalane islamarkaana sii marta xaruntii hore ee idaacadii Hornafric.

Dhagax dhigan waxaa goob Joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamud Guure iyo xildhibaano ka tirsan DFS, waxaana mashruuca dhismahaan qeyb ka ah barnaamijka dalkaaga ku dhiso hal dollar, iyada oo la kaa shanaayo bulshada reer Deyniile.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here