Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo daahfuray shir weynaha caafimaadka Caasimadda.

0
69

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daahfuray shir weynaha caafimaadka Caasimadda oo sanadkii laba mar la qabto kaas oo ay isugu yimaadaan hey’addaha caalamiga ah iyo kuwa gaarka ah ee bixiya adeegyada Arrimaha Caafimaadka la xariira ee ka howlgala Muqdisho.

Shir weynahaan Caafimaadka la xariira oo ay soo Agaasintay Waaxda Caafimaadka ee Dowlada Hoose Xamar ayaa intiisa badan ah mid Isla xisaabtan oo ay hey’addaha Caafimaadka ku soo gudbiyaan adeegya ay bixiyaan tayadooda iyo sida ay bulshada ugu qidmeeyaan.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here