Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Daah furay Shirweynaha Banbaxa ee gobolka Banaadir.

0
138

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Shirka Banbaxa Maamulka Gobolka Banaadir Iyo Dowladda Hoose ee Xamar oo socon doono mudda sadax Cisho ah.

Ujeedada Banbaxa Gobolka Banaadir waxuu ku salaysanyahay is-barasho iyo in la isu keeno guud ahaan Maamulka sare, Agaasimayaasha iyo Guddoomiyaasha Degmooyinka ee Magaalada Muqdisho, si loo hagaajiyo dib-u-habayna loogu sameeyo qaab-dhismeedka shaqo ee Maamulka Gobolka Banaadir, iyo in Gobolku yeesho aragti wadareed iyo Qorshayaal istaraatiijiyadeed kuna salaysan sidii loo hagaajin lahaa Adeegyadda Bulshada ee Magaalada Muqdisho.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here