Baydhabo(Radio Arlaadi)-Guddomiyaha Gudiga Qaxootiga iyo Barakacayaasha KG oo Dib Uga Soo Laabtay,Baydhabo ayaa Warbixin Guud Ka bixiyay Xaalada Dadka Barkacayaasha, ee uu Saameynta Ku Yeeshay Fatahaada Wabiga Shabeeele, qaar kamid ah dadka kunool Gobolka Shabellaha Hoose, Gaar ahaan Degmooyinka Walaweyn Afgooye iyo Deegaano Kale
Warkaan Waxa inoo haya Abdukadir Mohamed Nuur Warcade