Guddiga xarunta Agoonta Abuubakar Al Sadiiq ee Kismaayo Oo Codsaday in La caawiyo.

0
80

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka xarunta Abuu Bakar Al Sadiiq ee magaalada Kismaayo oo ah xarun wax lagu baro caruurta agoonta iyo kuwa danyarta islamarkana lagu quudiyo ayaa codsaday in laga caawiyo sidii ay ku heli lahayeen Solarka ku shaqeeya cadceeda , iyo in loo dhiso xarun u gaar ah agoonta.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here