Guddiga Qaxootiga iyo Barkacyaasha KG Oo kormeeray kaamam ku yaala Baydhabo.

0
173

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Cabdiqaadir Cali Maxamed Gudoomiyaha Guddiga qoxootiga iyo Barkacyaasha Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Hay’addaha ka howlgala deegaanada koonfur galbeed ee ka shaqeeya arimaha samafalka ayaa waxay kormeero ay ku tageen qaar ka mid ah kaamamka ku yaala magaalada baydhabo ee ku jira dadka barakacyaasha ee ka soo barakacay deegaano ka tirsan Baay i Bakool.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here