Guddiga Nabadda iyo Xasilinta Magaalada Marka oo Tababar Shan maalin socday loo soo xiray.

0
299

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Nabadda ayaa ah Marwalba mid Muhiim u ah Bulsho kasta Meel Kuwada nool,Hadaba Si Loo helo nabad iyo Xasilooni Waxaa Magaalada Marka Mudo Shan maalin Towabar Ku saabsan Xalinta khilaafaadka iyo Nadabadeynta Bulshada Loogu soo Xiray Gudi uu soo xulay Maamulka Degmada Marka Ee Xarunta Gobalka Shabeelaha Hoose.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here