Guddiga masaajidka Al-Nuur ee Magaalada Jowhar oo dalbaday in lagala qeyb qaato dhismaha masaajidka.

0
120

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudiga dhismaha masaajidka Al-nuur ee magaalada Jowhar oo dhismahiisa uu marayo heer gabagabo ah ayaa ka codsaday bulshada Soomaaliyeed in ay kala qeyb qaataan sidii lagu dhameystiri lahaa dhismaha masaajidka Al-nuur ee magalada Jowhar.

Xaaji muuse Maxamad Nuur iyo Sheekh Axmad carab ayaa ka warbixiyay caqabadaha heysta dhameystirka masjidka waxana ay codsadeen in lagala qeyb qaato dhameystirka masjidka Al-nuur ee magalada jowhar

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamnag Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here