Guddiga Madax Banan Ee Xuduudaha Iyo Federaalka oo Baydhabo ku qabtey Shir Wadatashi ah.

0
168

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankan oo looga hadlayay wax qabadka iyo qorshaha istaaratijiyadeed 2022 -2026, Guddiga Madax Banan ee Xuduudaha Iyo Federaalka waxaana ka soo qeyb galay Xillibaano iyo Xubno ka socda Wasaarada Arimaha Gudaha KG,iyo Gudoomiye Kuxigeenka Gudiga Madax Banaan Ee Xuduudaha Dalka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here