Gudiga Hormarinta iyo gudoomiyaha xaafada Horseed ee magaalada Baydhabo oo bulshada ka codsadey in laga qeyb qaato dhismaha wado muhiim u ah isu socodka gaadiidka.

0
306

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wadadan oo dhererkeedu yahay 1 kilomitir ayaa maanta waxaa kormeeray guddiga horumarinta iyo gudoomiyaha xaafada Horseed ee magaalada Baydhabo.Wadadan ayaa muhiim u ah isku socodka dadka iyo gaadiidka waxayna qeyb ka tahay isku xira xaafada iyo qaar ka mid ah xaafadaha magaalada.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here