Guddiga Hay’adda Qaxootiga KG Oo sheegey in Magaalada Baydhabo ay qaabili doonto qaxootiga ugu badan dhawaan soo gaari doono Soomaaliya.

0
283

Baydhabo(Radio Arlaadi)Soomaaliya Markii ay ka bilowdeen Dagaaladii Sokeeye waxaa dalka ka qaxay oo aadey dalka dibadiisa Kumanaan Qoysas gaar ahaan waxa ay gaareen dalalka ay Soomaliya Xuduuda wadaagaan, Sida Kenya, Jabuuti iyo EThopia, Halkaasi oo ay Qaxooti ka Noqdeen,halka kuwa badan Dalka Gudihiisa ku barakeceen kuwaasi ay ku qabsatey inay doortaan in ay Nolol adag ku noolaadaan.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here