Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Degmada Afgooye Oo Deeq Lacageed u qeybiyay qaar ka mid ah dadkii fatahaaduhu ay saameeyeen.

0
390

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Iswiidhan gaar ahaan magaalada Gootan Baag ayaa deeg lacag ah soo gaarsiiyay dadka fataahaadah ku saameeyay Degmada Afgooye Ee gobalka Sh/hoose.

Deeqdaan lacageed ayaa loogu talagalay in lagu samatibixiyo dadka fatahaadah ku sameyasey dagamada afgooye lacagataan ayaa tirdeeda ay gaareysaa 1,200 doolar.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here