Guddiga Gurmadka Abaarha KG Oo Kulan la yeeshey Ganacsatada iyo Culimaa’udiinka Magaalada Baydhabo.

0
412

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudiga Gurmadka Abaaraha Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya Ayaa Waxey Magaalada Baydhabo Kulan Kula Yeesheen Qaar Ka Mid ah Ganacsatada Iyo Culmaa’udiinka Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay.

Kulanka ayaa Waxaa Inta Uu Socodey Diirada Lagu Saarey Sidii Ganacsatada Iyo Culmaa’udiinka Kaalintooda Uga Qaadan Lahaayeen Sidii Gurmada Bini’aadanimo Loo Gaarsiin Lahaa Dadka Abaarta Saameysey Ee Ku Nool Degaanada Koonfur Galbeed Soomaliya.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here