Guddiga Gurmadka Abaaraha KG Oo kulan looga hadlaayey Abaaraha La Qaatay Ganacsatada iyo Culimada Magaalada Baydhabo.

0
325

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa Kulan Madaxtooyada Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ku qaatay Gudiga Gurmadka Abaaraha Koonfur Galbeed oo uu hogaaminaayay Gudoomiyaha Gudugaasi oo ah Wasiirka Gargaarka Maareynta iyo Masiibooyinka Cabdinaasir Cabdi Caruush, Ganacsatada, Culimaa’udiin iyo Masuuliyiin ka socotay Madaxtooyada Koonfur Galbeed.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here