Guddiga Gurmadka Abaaraha KG Oo Kulan la qaatay Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed

0
189

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guud ahaan dalka Soomaaliya waxaa ka jirta abaartii ugu darnayd waxayna soo jiitamaysay mudo labo sanno ah oo ay dadka iyo duunyaduba la soo tacaalayeen, 6.9 milyan oo qof ayay saamaysay waxay ka barakicisay deeganadoodii 894 kun oo qof si ay uhelaan biyo iyo baad, halka 1.5 milyan caruur ah la il daran yihiin nafaqo darro ba’an.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here