Guddiga Gurmadka Abaaraha KG iyo Madax ka socotay Hay’adda IOM Oo Ka wada hadlay Xaalada Abaareed Ee KG

0
224

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankan ka dhacay Xarunta Madaxtooyada KG, ayaa waxaa loogu hadlayay sidii Gudiga Gurmadka Abaaraha KG iyo Hay’adda IOM iskaaga kaashan lahaayeen Gurmadka dadku ay Abaaruhu saameeyeen,Wafdigaan ka socday Hayadda IOM ee soo gaaray Magaalada Baydhabo ayaa waxaa hoggaamineysay Amy Pope oo Ku xigeenka guud ee Hay’adda IOM

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here