Guddiga dhismaha wado laga hirgalinayo Dhoobley oo ku baaqay in lagala qeyb qaato.

0
49

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waddada laamiga ah ee laga hirgalinayo degmada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada hoose ayaa waxa ka qeyb gadanayaa ururka dhalinyarada degmada Dhoobleey qarashaadka ka baxa ayaa ah mid aad u badan, ma jirto meel kale oo lacaga kale ugu timaato dhalinyaradaan dhaqaalo ururinta wadada ku dhisanaya.

Guddiga dhismaha waddada laamiga ah ayaa baaq u direy dadka joogo dalka dibadiisa iyo gudiisa in laga wada qeyb qaato dhismaha wadadan lagu horumarinayo degmada Dhoobleey.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here