Guddiga dhismaha Masjidka Mursal oo ku baaqey in laga qeyb qaato dhameystirka dhismaha Masjidkaasi oo meel dhamaad ah mareya

0
202

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa meel fiican mareyaa Mashuurca balaarinta dhismaha Masjidka Mursal ee Xaafada horseed ee Magaalada Baydhabo taasi oo mudooyinkaan dhismihiisa uu socday, iyadoona dhismaha masjidkan ay gacan weyn ka geysaneyaan dadka muxsaniinta ah ee ku nool dalka iyo dibadiisaba.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here