Baydhabo(Radio Arlaadi)-Boqolaal qoys oo beeraley iyo xoolo dhaqato ah oo ayaxa ka cunay dalagyadooda oo ka cararay tuulooyinkooda maalmihii ugu dambeeyay soo gaarayay xeriyaha ku yaala Magaalada Baydhabo oo ay ku nool yihiin qoysas horay uga soo barakacay abaaro.
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar