Guddiga Abaaraha KG Oo Kormeerey Kaamamka ay Ku Nool yihiin Qoysas soo gaarey Magaalada Baydhabo.

0
240

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xubno ka Tirsan Guddiga Abaaraha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Dhawaan Magacaabey Madaxweyne Cabdiasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Kormeer Ku Saameeyey Biyo yarida ka jirta Magaalada iyo Xaaladda Nolaleed ee Qoysaska Danyerta Ee ku Nool Duleedka Magaalada Kuwaasi oo ay Soo Barakicisey Abaarta ka jirta Koonfurta Soomaaliya .

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here