Goorma Ayaa Ugu Dambaysay Arsenal Oo Man City Kaga Badiso Etihad?

0
5

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kooxda Arsenal ayaa booqanaysa Etihad Staduim kulan ka tirsanaa horyaalka premier League.

Kooxda Mikel Arteta ayaa doonaya in uu soo afjaro rikoodh xumada ka haysata horyaalka ee kooxda Man City marka ay garoonkeeda ku ciyaarayso.

Arsenal ayaan aqoon sida looga badiyo Man City marka ay booqado garoonkeeda Etihad horyaalka premier League.

Kooxda Arsenal ayaan wax guul ah ka gaadhin Man City kulan ka tirsan premier League iyada oo ku ciyaaraysa garoonkeeda Etihad muddo 10 sano ah.

Markii ugu dambaysay ee ay Arsenal ku garaacdo Man City garoonkeeda Etihad ayaa ahayd bishii January 20215 markaas oo ay Arsenal ku badisay 2/0/.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here