Goobihii Dumarka lagu qurxinayay Oo Mashquul Badan Laga Dareemaya Magaalada Baydhabo.

0
284

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Waxaa Maalimo kooban ka harsan Maalinta ciidul Fitriga, Goobaha Haweenka Cilaanka looga saara ee ku yaaala degmada beydhabo waxaa Laga Dareemayaa Mashquul badan looga diyaar garoowaya Ciida kuwaasi oo Lagu Arko Gabdho Badan oo Raba in Isku Qurxiyaan .

Miinaa Ali Haaji oo ah mikiilaha goobta cilaan saarka ah ee miinaya ayaa xili ay raadiyow arlaadi wareysi siineysay ka warbixisey sida ay uga diyaar garooween maalimaha ka dhiman maalinta ciida ayidoo sheegtey in mudo ka badan 18 sano ay goobtaani ku shaqeyneysey balse sanadkaan uu kaga duwan yahay sanadihii hore ee ay shaqeyneysay.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here