Goobaha Waxbarashada Deegaanada KG Oo Dib Loo Furay Afar Bil Kadib Xayiradii Karona ee Dalka Lagu Soo Rogay.

0
335

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Sida ay Horey u shaacisay Wasaarada Waxbarashada Hidaha Iyo Taclinta Sare ee Dowlad Gobaleedka Koonfuur Galbeed Soomaliya in 15ka Bishaan La Furaayo Iskullada Seddaxda Gobol oo Mamulka Ka Kooban Yahay ayaa Dhaqan gashay Waxaan Bilowday Casharada Iskuulada Ka dib markii Sabtigii oo ay Aheyd 15ka ay furmeen Goobaha Waxbarshada.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here