Goobaha timaha lagu jaro Baydhabo Oo laga dareemayo mashquul.

0
52

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ayaa waxey qeyb ka tahay goobaha sida aadka ah looga dareemooya u diyaar garowga maalinta ciidul fidriga oo ay ka dhiman tahay saacado kooban waxaana si aad ah mashquul uga jirey goobaha kala duwan ee lagu jarta timaha iyo goobaha lagu qurxiya caruurta ayidoona buslahada uga adeegtaan si yaabo kala duwan.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng AbshirÂ