Goobaha Macmaanka lagu Sameeyo ee Magaalada Baydhabo Oo Laga dareemayo Mashquul weyn

0
807

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxaa Mashquul Xoogan laga dareemayaa goobaha lagu iibiyo Macmacaanka ee ku yaala gudaha Magaalada Baydhabo Xilli ay fooda nagu soo heyso Maalinta Ciidul Fidriga, sidoo kale waxaa mashquul weyn ka jiraa Foornooyinka lagu sameeyo Macamacaanka.

Dadka ayaa ku howlan sidii ay u soo dhaweyn lahaayeen maalinta weyn e Ciida, iyagoo ahmiyad gaar ah siinayo waxyaabaha aadka loo cuno maalmahaas sida Xalwada, Buskudka iyo doolshada.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here