Goobaha lagu qurxiyo Haweenka ee Magaalada Baydhabo oo Fursado shaqo Abuur u noqotay Dumar badan.

0
345

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Magaalada baydhabo ayaa waxaa ku soo badaneyaa goobaha lagu qurxiyo dumarka taas oo fursada badan u noqday dumar fara badan oo caruururtoda ku maareeya sida waxabarashadooda caafimaadkooda si ay u hormariyaan noloshooda iyo tan reerkooda.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here