Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dhaqaatiirtu Waxay sheegeen in Caafimaad ahaan Wanaagsan Yahay Hilibka Kaluunka, Magaalada Baydhabo oo aan laheyn Webi iyo Bad toona waxaa sanadihii u dambeeyay ku soo badaneya Goobaha lagu iibiyo Kaluunka.
Warkan Waxaa noo heya Bishaar Mayow Muktaar