Goobaha Dharka Lagu Tolo oo Mashquul Badan laga Dareemay Magaalada Baydhabo

0
546

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Xarqaanada Lagu Talo Dharka Noocyadiisa Kala Duwan Magaalada Baydhabo Waxay Xilliyadaan Kaga Siman yihiin Magaaloyinka Dalka Mashquulka saa,idka ah Maadama Dumarka Iyo Ragga Waaweyn Ay Toshaan Dharkii Maalinta Ciida Xiran La haayeen Waxay Shaqeeyaan Habeen iyo Maalin Si Macaamiishoda Uga Adeegaan Maadama Sanadkaan Waxaa Uu Ramadaanka Kaga Duwan yahay ayaa ah Xili uu Jiro Cudurka Covid 19 Dunida Kala Xirey Saameyna Reebay. Qaar kamid ah Xarqaanleyda Magaalada Baydhabo Ayaa Sharaxaya Siday Ay Waqtigaan U shaqeeyaan Suuqooda Sida uu yahay.

Warkan Waxaa inoo haya Rahma Salaad Cabdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here