Goobaha dharka lagu iibiyo ee Baydhabo Oo laga dareemayo diyaar garowga ciidul fidriga

0
385

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ruun jinaad Business oo ka mid ah Carwooyinka ku yaala Magaalada Baydhabo waxaa si aad ah looga dareemaya mashquul iyo diyaar garow xoogan oo la xiriira maalinta Ciidul fidriga ee maalmo kooban ay ka harsan yihiin.

Dadka ayaa waxay isku diyaarinayaan maalinta ciida waxayna gadanayaan dharka iyaga oo sidoo kale caruurta u iibinaya dharka ciida ee soo baxay sanadkan iyo agabka ay ku ciyaari lahaayeen.

Warkung Waliba niga haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here