Goobaha Cilaanka lagu saaro ee Magaalada Baydhabo oo laga dareemayo Diyaar garowga Ciida.

0
171

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Goobaha Lagu saaro Cilaanka isla markaana lagu qurxiyo haweenka ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa laga dareemayaa mashquul badan maadaama maalmo kooban ay naga xigaan munasabadda ciidul fidriga.

xiligaan oo kale markii lagaaro goobahaan cilaan saarka waxaa soo buux dhaafiyo Haween badan oo isku diyaarinayo munaasabadda ciidul fidriga.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here