Goob lagu keydiyo biyaha oo laga hergilinayo Magaalada Dhoobleey

0
150
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanka Wadajir ee duleedka Degmada Dhoobley ee Gobolka jubadda hoose ayaa waxaa ka socda dhismaha goob loogu talo galay in lagu keydiyo biyaha roobka si xiliga jilaalka ay uga faa’ideystan dadka deegaanka Dhoobley,Mashariicdan lagu hirgelinayo goobta loogu talagalay in lagu keydiyo biyaha roobka ayaa maalgalineysa hay’adda NIS.
Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here